Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 24 2008
Meydka Cabdalla Nuuradiin oo Saaka Laguwao in Muqdisho Lagu Aaso
Written by Ali Moallim   
Thursday, 24 July 2008

Muqdishu,(insidesomalia.org)-Meydka Allaha u naxariistee Cabdalla Nuuradiin Axmed oo ahaa Abwaan soomaaliyed, isla markaana ka mid ahaa Suxufiyiinta Soomaaliyed ayaa saaka lagu wadaa in lagu aaso Magaalada Muqdisho.

 

Marxuum Cabdalla oo mudadii u dambeysay xanuunsanaa ayaa shalay u geeriyooday xanuunka wadnaha, kadib markii uu wadnaha uu ku istaagay agagaarka Beexaani, goob uu inta badan fariisin jiray.

 

Gabar la dhalatay Marxuum Cabdalla Nuuradiin oo lagu magacaabo Samiira Nuuradiin ayaa ka sheekeysay taariikhda walaalkeed oo ay sheegtay in ay ka weyn tahay, iyadoona ay Cabdalla sheegtay inuu ku dhashay Magaalada Jig Jiga ee ismaamulka Soomaalida Ethiopia, iyadoona sheegtay in xilligaas kadib uu Cabdalla ku soo koray Muqdisho ilaa waxbarashadiisa.

 

Mas'uuliyiin, saxafiyiin iyo abwaano ayaa aad uga naxay geerida deg dega aheyd ee ku timid Marxuumka Cabdalla Nuuradiin, waxaana aaskiisa la filayaa in ay maanta ka qeyb gasho qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyed.

 

Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka ahna wasiirka Warfaafinta Isboortiga iyo dhalinyarada Axmed Cabdisalaan ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday, wuxuuna intaa ku daray in Cabdalla uu ahaa nin wanaagsan oo bulshada wax u taraya, isagoo fikradiisa ku cabirayay buu yiri xaaladaha dalka ka jiray mudadii bur burka.

 

Marxuum Cabdalla Nuuradiin wuxuu xilligii Dowladii hore ka soo shaqeeyay Raadiyihii Qaranka ee Muqdisho, iyo Golihii Murtida iyo Madadaalada, xilligaasoo uu ku soo bandhigay ruwaayado uu hal abuur ka ahaa iyo kuwa uu daadihin jiray, waxaana uu kaloo alifay heeso kala duwan oo ay ku luuqeen dhowr Fanaan oo aad looga yaqaano Soomaaliya

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >